Wanaaga astaan ka dhigo_😌❤️
. #somália #somalia🇸🇴 #10k #10kfollowers #farxad #decane #mr_maahir #tag #hashtags #darajo #wanaag #wanaagsan
Murti❤
#gabay #darajo
#6PackTeam: Newest in town!
Background Music: Chroniko Bob ft Jizzle!
#Darajo https://youtu.be/pAVugaJjmMs
#outnow👆🔥🔥🔥🔥🔥 #aftobang #Lubuttkeso #chroniko #jizzle #Darajo #gambianmusico @iamjizzle_ @chroniko___afobang
#mais #pannocchia #granoturco #passeggiata #estate #rajo #darajo
#ricordi #mancanze #conchiglie #shells #mare #estate #rajo #darajo
Maansada #darajo
Abwan labsalax💚♥
#Lawa #is #fahmaa #wax #isla #wadagi #karo #darajo #iyo #sharaf #waxa #helo #qofki #gabar #dhowrsan #helaa #dhaqanka #wanagsan #waxo #aburaa #jecel #baaxad #weyn JUMMA HILWA ❤❤❤❤❤❤❤
#Damiirkaygu #imii #siin #ruuxbaa #darajo #ku #dheee
ka dalbo #darajo #dumar online #0633141212
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=139865924226131&id=106684167544307
#iorestoacasa #ossigenopuro #colori #domenica
#andratuttobene #darajo #rajo
*** *** ***
Marka walax dareera ah
birta laga dhex doonee
Qayrkaa Hubkaa daran
qaranimo dufaaciyo
u samaysto duulaan
Adna maaha doonoo
walaalkaa dilkiisiyo
u Adeegso dirirtoo
ummadaada dabargo,oo
Marka duul tisqaad lihi
diyaarado samaystaan
adna maaha dar-allee
noqo ruux dusheediyo
Duulimaad ku faraxsane
Intaad taladada doontaa
Bari iyo dib eegtaan
irbad maad dun galisaan!
Markuu Doonno Qayrkaa
AQoon inu ku duuloo
dayaxiyo Cirkaa Tago-
adna maaha daawoo
dabar garashadaadee-
wax kuu diiday fikirkee
fahankiyo dareenkii
kaa daboolay ii sheeg
Marka daymo raacdada
Dihashada wax kugu cusub
Durbo Curiyo qayrkaa
adna maha daba joog
wuxu doorba keenoo
dalbashada ku kaaftoon
marka damaca qayrkaa
yahay duni dhan maaree
adna maaha dib u guur
oo hankaaga duuduub
darajada wax kaa xiga-
oon dadaal ahayn sheeg.
Maansada #darajo
@labsalah_official
#somaligabay #Halabuur #suugan
#hidoiyodhaqan #abdirahmanbile #somali #somaliwayn
u samaysto duulaan
Adna maaha doonoo
walaalkaa dilkiisiyo
u Adeegso dirirtoo
ummadaada dabargo,oo
Marka duul tisqaad lihi
diyaarado samaystaan
adna maaha dar-allee
noqo ruux dusheediyo
Duulimaad ku faraxsane
Intaad taladada doontaa
Bari iyo dib eegtaan
irbad maad dun galisaan!
Markuu Doonno Qayrkaa
AQoon inu ku duuloo
dayaxiyo Cirkaa Tago-
adna maaha daawoo
dabar garashadaadee-
wax kuu diiday fikirkee
fahankiyo dareenkii
kaa daboolay ii sheeg
Marka daymo raacdada
Dihashada wax kugu cusub
Durbo Curiyo qayrkaa
adna maha daba joog
wuxu doorba keenoo
dalbashada ku kaaftoon
marka damaca qayrkaa
yahay duni dhan maaree
adna maaha dib u guur
oo hankaaga duuduub
darajada wax kaa xiga-
oon dadaal ahayn sheeg.
Maansada #darajo
@labsalah_official
#somaligabay #Halabuur #suugan
#hidoiyodhaqan #abdirahmanbile #somali #somaliwayn
"Ogni nuovo mattino, uscirò per le strade a cercare i #colori "
#cesarepavese
#fiori #mattino #nuovogiorno #quasiprimavera #sole #darajo #rajo
Dai a ogni giorno la possibilità di essere la più bella della tua vita✨
#atttimi #colori #cuore #arcobaleno🌈 #dettagli #fattoamano # milano #darajo #rajo
Markuu Doonno Qayrkaa
AQoon inu ku duuloo
dayaxiyo Cirkaa Tago-
adna maaha daawoo
dabar garashadaadee-
wax kuu diiday fikirkee
fahankiyo dareenkii
kaa daboolay ii sheeg
Marka daymo raacdada
Dihashada wax kugu cusub
Durbo Curiyo qayrkaa
adna maha daba joog
wuxu doorba keenoo
dalbashada ku kaaftoon
marka damaca qayrkaa
yahay duni dhan maaree
adna maaha dib u guur
oo hankaaga duuduub
darajada wax kaa xiga-
oon dadaal ahayn sheeg.
Maansada #darajo qayb ka mida
Laabsaalax
wax kuu diiday fikirkee
fahankiyo dareenkii
kaa daboolay ii sheeg
Marka daymo raacdada
Dihashada wax kugu cusub
Durbo Curiyo qayrkaa
adna maha daba joog
wuxu doorba keenoo
dalbashada ku kaaftoon
marka damaca qayrkaa
yahay duni dhan maaree
adna maaha dib u guur
oo hankaaga duuduub
darajada wax kaa xiga-
oon dadaal ahayn sheeg.
Maansada #darajo qayb ka mida
Laabsaalax
#ciclamino #fogliaoro
#sole #oro #colori #ariadiprimavera #natura #milano #darajo #rajo
Oggi ho bisogno di #blu
#dipintoamano #homemade #legno #colori #passione #milano #darajo #rajo
Quando vuoi vedere il #sole
#sedie #sediedipinteamano #homemade #fattoamano #fogliaoro #colori #legno #chair #darajo #rajo
C'è chi ama il #marrone.
#sedie #sediedipinteamano #sediecolorate #fattoamano #fattoamanoconamore #legno #terra #colori #milano #darajo #rajo
Quando ti cade il barattolo del colore e sei #felice !! #darajo
#colori #sedie #reinventarsi #sediedipinteamano #sediecolorate #milano #rajo
Rmah Kami kena Banjirr 😞
#darajo
#duco #waalid #waa #dahab #iyo #darajo #ah waalidka ha laga duceysto asxaabta qali ah galab wngsn
Orang setia belum tentu mau menunggu
Orang yang mau menunggu pasti setia
#pemudapangkalanmalako #pemudapemudipangkalanmalako #padang #wisataminang #lfl #instagram #instagood #melayu #peneling #satio #darajo
#hooyo #mcn #mamo #mcn #lfka #Hibo #ku #nolow #aakhirna #halkii #roon
#janadii #fardowsada #jiifso #fardowso #janadii #ku #nolow #hooyo #mcn #mamo #mcn #hooyo #waaa #dahab iyo #darajo #qaali ah #caafimadka iyo cimiriga iyo #aqliga #allh ku barkeeyo #hooyo #mcn #mamo #mcn allh noo ka daayo inta noolshahy waxay ii tahay inan janadii dhexe jogo allh noo ka xifitiyo #hooyo #mcn #mamo #mcn #ducodu #wa #xagin #asxaabt #qali ah